Welcome to .edu.so

Maxay Qabataa .edu.SO
.edu.SO waxay bahda waxbarashada u fidisaa adeegyo teknolojiyadeed, iyaga oo ka faa'iideysanaya astaanta internetka ee dalka ee .edu.so iyo sch.so.

Domain WhoIs Lookup

Check .edu.so domain availability instantly

Nagu Saabsan

Astaanta waxbarshada qaranka Soomaaliyeed

.edu.SO waa Diiwaan-galiye (Registrar) loo sameeyey in uu dardargeliyo howlaha isticmaalka astaanta qaranka internet-ka ee hay'adaha waxbarashada dalka Soomaaliyeed.

Adeeggan waa mid aan faa'iido-doon ahayn oo ujeedkiisu yahay in bahda waxbarashada ay qeyb lixaad leh ka qaataan baahinta teknolojiyada dalka.

Adeegyada

Waxaanu bixinaa adeegyo heer sare ah

Domain Registration

Register your .edu.so domain quickly and easily

Secure DNS

Enterprise-grade DNS management and security

Institution Support

Dedicated support for all educational institutions

Shuruudaha Helitaanka .edu.SO

Profile of Institution
Certificate of MOE
Fill the Form .edu.so
Codsi Jaamacadda ka Socdo
NIRA National ID

Qidmadda

$0

Khidmaddu waa Bilaash

Nala soo xariir

info@sonic.so
+252 61 9988879
Mogadishu, Somalia